Daawo :Dhalinyaro Is Xil-Qaamay Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Ururka Samo-Falka Haldoor + Sawiro

 

Dhalinyaradan oo ka soo jeeda Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Maxamuud Haybe ee Hargaysa, ayaa isu xil-qaamay sidii ay lacag isaga ururin lahaayeen, si ay uga qeyb-qaataan Dhismaha Dugsiga Farsamda Gacanta Ee Ururka Haldoor Dhismihiisa ka wado Degmada Maxamed Mooge ee Hargaysa  .

Waxaanay Dhalinyaradani ay maanta Deeq Lacageed oo dhan 1000 Dollar, ku wareejiyeen Ururka Samafalka Haldoor, Iyadoo ay ka gudoomeen Deeqdaas-na Agaasimaha Ururka Haldoor Deeq Cismaan Iyo Isu-Duwaha Mashaariicda Ee Ururkaasi C/raxman Dubbe .

 

Hoos Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Amuurtan .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso