Jaaliyada Somaliland Ee Gobolka Mineesota waxay hanbalyo u Dirayaan, Mudane Liibaan Ismaaciil Ducaale “Carbuun” Iyo Marwadiisa Intizaar Sheekh Haleeye

Jaaliyada Somaliland Ee Gobolka Mineesota waxay hanbalyo u Dirayaan, Mudane Liibaan Ismaaciil Ducaale “Carbuun” Iyo Marwadiisa Intizaar Sheekh Haleeye, oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa, Ilaahay waxaanu uga baryaynaa Reer Kii Iskuwaara inuu ilaahay ka dhigo, ubad khayr-qabana kala hela…

mujaahid Suufi

Advertisement

Ku Xayeysiiso