Ururka Samfalka Haldoor Ayaa Deeq Raashin ah gaadhsiiyay 487 Qoys oo ku dhaqan Deegaanka Liba-Sagaala .
Qoysaskan oo ku soo barakacay Deegaankaasi, ayaa la gaadhsiiyay Deeq ka kooban Bariis iyo Timir .
Geesta Kale Ururka Samafalka Haldoor Waxaa uu Deeq lacageed oo dhan 900 Dollar Gaadhsiiyeen Macalin Axmed, Oo ku nool Hargaysa Isla Markaana xooihiisii ay ku madheen abaarhii, Halka xaaskiisii ay u geeriyootay Xanuunka Shubanka, isna uu hadda aragga noof ka yahay .
Hoos Ka Daawo Warbixinta Warkan .