Daawo: Kooxda Al-Shabaabka Galgala oo Soo bandhiga Sawir muujinaaya in ay jabiyeen Puntland

Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay sawiro iyo muuqaal laga soo qaada Weerarkii dhawaan ee ku qaadeen xero ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ku lahaayeen Deegaamka Af Urur ee gobolka Bari.

Af-Urur Raid

Al Shabaab ayaa sheegay weerarkan in ay ku dileen in ka badan 60- askari oo katirsanaa Ciidamada Daraawiishta Puntland , waxa ay sidoo kale sheegeen in ay ku qabsadeen dagaalkaasi gaadiid dagaal iyo saanad ciidan.

Af-Urur Raid

Sawirada Al Shabaab soo bandhigeen ayaa ka muuqda sida uu u dhacay weerarkii ay ku qaadeen xerada ciidanka ee Af Urur, waxa ay sidoo kale Al Shabaab soo bandhigeen meydadka askar katirsan ciidanka Puntland.

Af-Urur Raid

Af-Urur Raid

Af-Urur Raid

Af-Urur Raid

Af-Urur Raid

Af-Urur Raid

Af-Urur Raid

Af-Urur Raid

Af-Urur Raid

Advertisement

Ku Xayeysiiso