Daawo: La taliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Bariga Cabdi Naasir Garaad Oo La kulamay Madaxweynaha Khaatumo Md Galaydh

Kulankii Madxweynaha Khaatumo iyo Cabdinasir Garaad Abshir Saalax Lataliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Bariga Ayaa la kulmay Madaxweynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh iyadoo uu Prof Ali sugaayo shirkii Khaatumo iyo Somaliland Ee Ka Qabsoomaayey Magaalada Hargeysa

Cabdinasir Garaad Ayaa Sidoo kale Xubnihii Khaatumo Shirka uga Qayb galaayey Ku Booqday meesha ay ka degan yihiin Hargaysa

Advertisement

Ku Xayeysiiso