Qisadii ninkii sadaqada siiyay tuuga, ta sinaysatay iyo taajirka – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (12)

wax kasta oo wanaagsan oo aad Ilaahy dartii u samysaa ilaahay waa aqbalayaa xitaa hadii halkii aad ugu tala gashay aanu gaadhin. Qisada maanta ee qisooyin uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanaynaa sheeko ka hadlaysa arinkaas.

Advertisement

Ku Xayeysiiso