Hamablyo Wasiir ku xigeenka loo magacaabay Wasaarada Maaliyadda

Hambalyo Hambalyo
Hambalyo: ku socota Wasiir ku-xigeenka loo magacaabay Wasaaradda Maaliyadda
06/06/2017
Waxa aanu halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayna Wasiir ku-xigeenka cusub ee uu Madaxwaynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo)
u soo Magacaabay Wasaaradda Maaliyadda markuu arkay karitiisa iyo hufnaantiisa shaqo Mudane Axmed Xaashi Cabdi waxa aanu leenahay Mudane Madaxwayne waad asiibtay magacaabista aad usoo magacawday Wasiir Axmed Xaashi Cabdi wanan hubnaa in uu kasoo bixi doono xilka loo magacaabay ee ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda oo uu leeyahay aqoonteeda inbadan oo horena uu qarankiis usoo shaqeeyey imakana uu sidii sileeg ugu shaqayn doono waxa aanu leenahay Mudane Wasiir ilaahay hakuu fududeeyo hakuguna asturo xilka laguu igmaday iyo hawlaha aad umadaada iyo karankaagaba u hayso. Aamiin Aamiin

Alla mahad leh
Q/L: Khadar Jirde Axmed
Email: HYPERLINK “mailto:Xikmaawi.410@gmail.com” Xikmaawi.410@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso