Daawo Dhacdadan Naxdinta Badan: Nasri Jamaal Xasan Waa wiil uu Magafe ku Garaacayo Dalka Libiya Waxaana la sheegay in uu u haysto Madaxfurasho 8000$ ah

Nasri Jamal Xasan Waa wiil yar oo 18 jir ah Kana mid ah Dhalinyaradaa ka tahriibaysa Maamul xumida Shaqo laanta iyo In dalkii Aan waxba looga ogaylayn oo Nin Xilgii Nasashada Gaadhay uu Doonayo in uu Ku dul Tartamo isaga oon naxariis u haynin.

Wiilka Hooyadii waxaa la sheegay in lagu magacaabo Nimco Aadan Oo Shegtay in Libiya Lagu haysto loona haysto lacag dhan 8000$ ilaa 7000$ Wiilkan yar dadiisu waa 18 jir .

Waxaan rajaynayaa in Dadka uu ka tahriibay ay caawiyaan wiilan yar Sidoo kalena ay u taliyaan Ku Sii socda inta uu ka ku sii socda kursiga iyo ka joogaa midna aanuu dan u haynin oo Meesha nin walnba oo duunayo in uu Kaligii ka noolaado.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso