Gudaha Ka Eeg : Shirkadda Dhismaha Ee Al Baraka Oo Afur-Sharafeed U Samaysay Hawl-wadeennada Shirkadaasi + Sawiro

Shirkadda Dhismaha Ee Al Baraka ayaa maanta Magaalada Hargaysa Afur-Sharafeed ugu samaysay Hawl-wadeenada Iyo Madaxda Shaqaalaha Shirkadaasi .

Waxaana afurkan ka soo qeyb Galay Gudoomiyaha Shirkadda Al Baraka Eng Cali Aw Cumar iyo madax kale .

Ujeedada Afur-sharafeedkan ayaa ahayd dardar-galinta hawlaha shaqo ee shirkadda iyo dhiiri-Galinta Madaxda Shaqaalaha Shirkadaasi .

Afur-Sharafeedkan oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa jawwi-Farxadeed  ku soo dhamaaday .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso