Daawo: ” Siilaanyo Waxaan leeyahay Ilaahbaa deeq baxshee Dulmigu kii hore ka badan Dowladuna tii hore ka daran ” Abwaan Tuunyo Oo Hees Cusub Ku Sharaxay Dulmiga iyo Boobka ka jira Dalka

Daawo: ” Siilaanyo Waxaan leeyahay Ilaahbaa deeq baxshee Dulmigu kii hore ka badan Dowladuna tii hore ka daran ” Abwaan Tuunyo Oo Hees Cusub Ku Sharaxay Dulmiga iyo Boobka ka jira Dalka.Maxamuud Cawil Cismaan Waxaa heesihiisa hir galay ku jiray Heesta Axmed Mooge Ee Aduun waa wareer oo War iyo Sheekaa ka hadha, Tii Axmed Gacayte ee Ilaahbaa deeq baxshee dulmiga Caashaga ka daa.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso