Sawiro : Xaflad Shahaado-Sharaf Lagu Gudoonsiinayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Oo Hadda Ka Socota Hotel Rays Ee Borama .

Aqoonyahanka Reer Awdal ayaa Shahaado-Sharaf gudoonsiinayaa Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C/raxman Saylici, Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng faysal Cali Waraabe Iyo Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Amb Baashe Cawil .

Xafladdan ayaa waxaa ku soo qeyb galay Madax-dhaqameed, Culimo, Aqoonyahan, Dhalinyaro, Masuuliyiin ka socota Xukuumadda iyo Marti Sharaf kale .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso