Tollow Inta Xirsi Caynaba Laga Hor Istaagayo Maxaa Looga Hadli Waayey Dawlada Somalia Ee Buuhoodle Ka Samaysatay Saldhiga Ciidan. By Al Fanaan Maxamuud Halwad

Tollow Inta Xirsi Laga Hor Istaagayo Caynaba . Maxaa Looga Hadli Waayey Booqashadii Madaxweyne Farmaajo Ku Yimi Dalka Ethiopia Ee Uu Kasaxeexday Raysal Wasaraa Ethiopia Inaanu Dalkii Laysku Odhan Jiray Soomalia Wax Faragelina Ku Samay .Gaar Ahaan Sadexda Maamul Gobol Ee Puntland Somaliland Iyo Jubaland . Waasiduu Hadalka U Dhigaye

Oday Reer Puntland Ah Ayaa Laba Wiil Oo Dhalin Yaro Ahi Isula Yimaadeen Waxay Odaygii Waydiiyeen Adeer Waxaanu Isku Qabsanay .Qandala Iyo Calawla Keebaa Weyn Odaygii Intuu Cabaar Fekerey Oo Cirka Eegay Buu Wiilashii Ugu Jawaabay Adeer Labadaba Boosaasaa Ka Weyn

Iminka Dawlada Somaliland Labadaa Arimood Ee Muhiimka Ahba Waxaa Kaga Weyn Xirsi Iyo Xisbiga Wadani

 

W/Q : Al Fanaan Maxamuud Halwad

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso