Daawo: “Maaha Wax meesha Qabta ama macquula Waxaan ahay Bilaa Awood” Mahad ayaa u sheegay TV2

“Maaha Wax meesha Qabta ama macquula Waxaan ahay Bilaa Awood” Mahad ayaa u sheegay TV2

Jimcihii Ayuu Mahad Fariin ka helay Hay`ada Arrimaha Ajanabiga taas oo sheegaysay In loo diiday Shircigii Socdaalka Oo uu Norway kaga baxo oo uu bilia ku tago si uu u soo qaato Baasaaboor Somali ah uga doonto safaarada ku taala Dalka Biljimka ee Somalidu leedahay . iminka meel uu tagi karaa ma jirto.

“Waxaan ku jiraa Jeel Norway ah “Sidaasi waxaa yidhi hadana Mahad Oo  uu ku macneeyey in arintan ay ka soo hor jeedo Sharciga Qoxoontiga.

Mahad Dawlada Norway ayaa dib ugala noqotay Dhalashadii Norway Taas oo ay sabab uga dhigeen in aanuu ka iman Dalka Somaliya Ee uu ka yimid Dalka la jaarka ah ee Djibouti Se Mahad arintaas wuu ka soo hor jeestay waxaanuu sheegay in uu Somali yahay kana yimid dalka Somaliya.

Maxakamada Oslo ayaa Soo gabagabaysay bishi March ee Sanadkan in Mahad uu ka yimid Jabuuti overveiende sannsynlig at Mahamud kommer fra Djibouti.

Mahad Ayaa dhawaan Ka helay Fariin Safaarada Somaliya ee Ku taala Brussels Taas oo ay sheegeen in ay siinayaan Basabor Ay safaaraduhu Bixiyaan   oo uu ugu socdaalo Dalkii Somaliya ee uu ka yimid.

Basaborkan ayaa ah nooc loogu talo galay ama la siiyo aduunka oo dhan dadka dhaladka ah ee ku laabanaaya Dalkoodii hooyo .

– Waalida

Lakiin Hay`ada Norway u qaabilsan Ajanabiga Andacoonaysaa in pasaport ka Somaliga ahi  in aan laga aqoonsanayn dalal badan oo uu sii maraayo inta uu u sii socdo Dalka Somaliya. Taas waxay ku macneeyeen mar hadii  Qaadashada Basabor Somali ah aanay u noqon karayn cadayn Mahad Somalinimadiisa waxay ka dalbeen in uu Basaborka uu ku socdaalo uu  ka soo qaato Dawlada Djibouti.

Muxuu Samaynayaa Mahad

  • ” Waxaan  hadeer Safaarada Somaliya ee Brussels u diray  Email aan kaga waramaayo Natiijada . Waxaan ka codsaday in ay ii soo diraan waraaqo aanu kaga baxo Waalidan i haysta. Arintinan uma maaha Qiimaha Norway.” Sidaasi Waxaa yidhi Mahad

Kilde: TV2

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso