Daawo: ” Saxafigii Hore Waxa uu Warka u Doonan jiray oo Uu Rabay in uu nin Qori Sita oo Aanuu Sharci Qaban Wax ka qoro Oo Fiidkaba Dul Taagan isagoo qori sita, Saxafiga Maantuna Warka Ruuxuu u doonanayaa Lacag ayuu Sitaa ” Qabaxda”” Wasiir Cukuse

” Bashii Saxaafad Ahayd Waxaa ku soo Kordhay nin isagu Live iska Duubaya Oo Baahinaaya iyo Mid ka sii Daran oo Whatsapp la yidhaa Oo Reer Hehel leeyahay taas oo Sii socota ilaa Sii Caqaartii”

Advertisement

Ku Xayeysiiso