Gudomiyaha waxbarashadda ee degmadda Bali mataan oo hambalyo u diray shaqale waynaha degmadaas.

Bali-Mataan (THN)- Gudomiyaha waxbarashadda ee degmadda Bali Mataan Cabdirisaaq Yusuf Maxmuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqale waynaha waxbarashad ee degmada bali mataan munaasibada malinta shaqalaha awgeed.

Gudomiye Cabdirisaaq ayaa dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan rabi uga baryey sanadka sanadkiisa in ay ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo.

Dhanka kale gudoomiyaha waxbarashada ee degmada Balimataan mudane Cabdirisaaq Yusuf Maxmuud ayaa noo sheegay in raxmaadkii rabi uu ka da’ay degmada iyo tuulooyinka hoos yimaada.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso