Daawo: Sheikh Jaamac Rooble Cismaan Oo Fariin U Direy Madaxweynaha Komishanka iyo Gudida Abaaraha

Sheekh Jaamac Rooble Cismaan oo ka mida Culimada Somaliland oo maanta Warbaahinta kula Hadlayey Magaalada Hargeysa ayaa Fariin u direy Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo sidoo kale Gudiyada Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo Taakulaynta Abaaraha

Advertisement

Ku Xayeysiiso