Ilaahay Ha U Naxariisto :Abwaan Xasan Qawdhan Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Stochlom Ee Dalka Sweden .

Abwaan Xasan Qawdhan ayaaa Maanta lagu aasay xabaalaha strand kyrko garden tyreso ee  Magaalada Stochlom ee Dalka Sweden .

Waxaana aaska Marxuumka ka qeyb galay Dadweyne faro-badan kuwaas oo isaga kala yimid meelo kala duwan oo dunida ah .

Marxuum Abwaan Xasan Qawdhan ayaa ka mid ahaa Abwaannada Waawayn ee caanka ka ah Gayiga Soomaalidu Degto .

Alle Ha U Naxariisto Marxuum Abwaan Xasan Qawdhan .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso