Daawo: “Midbaa lagu odhanayaa inankii odaybaa wada markaa inantii cidi ma wadee qarankay dhex u tahay miyaa marka Madaxwayne ku xigeen Cv-yada laydiin soo gudbinayo ee odayaashu idiin soo gudbinayaan waxa qurux badan in aad tidhaahdo reer walowba CV-yada dhawr hablood ku soo dara “

“Hablo aqoonyahano ah oo dalka jooga ayaa jira meeshay doonaanba wax haku bartaane wali ma arkin mana maqlin gabadh dhalinyaro ah oo dawladda ka muuqata, markaa waxaan idinku boorinayaa inaad halkaana eegtan. midbaa lagu odhanayaa inankii odaybaa wada markaa inantii cidi ma wadee qarankay dhex u tahay miyaa marka Madaxwayne ku xigeen Cv-yada laydiin soo gudbinayo ee odayaashu idiin soo gudbinayaan waxa qurux badan in aad tidhaahdo reer walowba CV-yada dhawr hablood ku soo dara “ Ubax Maxamed Maxamuud oo ka mid ahayd aqoonyahankii la kulmay Madaxweyne kuxigeenka ayaa sidaa tidhaa

Advertisement

Ku Xayeysiiso