HARIMACADKA WAJAALE SOO GALAY…

HARIMACADKA WAJAALE WEERAR MAAHEE WUU HARAADDANAA…EE HA LA WARAABIYO OO HA LA SII DAAYO.

Harimacadkii Habeen hore Soo Galay Magaalada Wajaale, Weerar muu ahayne Wuu Haraadaanaa.

Markaa waxaan Maamulka iyo Wajaale iyo Ciidanka Poliskaba Ka codsanayaa in Xayawaankan Biyo loo dhigo magaalada Bannaankeeda,
Kan Aad Qabateena ha la sii daayo Xorriyaddiisiina ha loo Celiyo fadlan.
Eng. Ahmed Cabsiye

Advertisement

Ku Xayeysiiso