Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo Maanta Xadhiga ka Jaray Kuliyadda Tababarka , Farsamada iyo Xirfadaha ee Magaalada Dhagaxbuur

Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Maanta xadhiga ka jaray kuliyada tababarka farsamada iyo xirfadaha ee Magaalada Dhagaxbuur iyadoo si toos ah u bilaabi doonta kuliyadani Adeega waxbarasho sanadka 2010 Ti/2018 GC.

Waxaa xusid mudan in kuliyadani ka mid tahay balanqaadyadii hada kahor uu madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar u sameeyey bulshada reer Dhagaxbuur oo uu si cad u fuliyay loogana jawaabay muddo kooban gudeheed.

Geesta Kale Madaxwaynhu wuxu kulan la qaatay shacabka magaalada Dhagaxbur oo aad u boogaadiyay Madaxweynaha mashaariicda horumarineed ee ka socota Gobalka Jarar.

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso