Daawo: Xoghayah Xidhiidhka Carabta iyo Dawladaha Islaamka Amb Safiina Oo ka Qayb Galay Shir Jordan ah Oo Lagaga Hadlaayey Macdanta. Baaqna u diray Dadweynaha

JORDAN INTERNATIONAL ENERGY SUMMIT
المؤتمر الطاقة الدولي في الأردن
Maanta Waxaan ka qayb galay shir looga hadlayay  Patrol ka “Power ka Macdanta iyo NUCLEAR ka
Waxa ka soo qayb galay 20 dawladood iyo 46 shirkadood oo macdanta soosaara safeeya dhoofiya  sido kalena iibgeeya.

Arimaha faaiidooyinka u leh dalkeena ee shirkan ka soo baxay inshaa alaah  Waxaan u gudbin doonaa

WASSARADA_MACDANTA_EE_SOMALILAND  iyo XOGAHAYA_MACDANTA_EE_XISBIGA_WADDANI

Soo saarida macdanta dalkeenu waxay u baahantahay wada shaqayn buuxda iyo gacmaha oo lays qabsado

BAAAQ:
Waxaan ugu baaqayaa shacbi waynaha dalkeena gaar ahaan gobalada macdanta laga baadhayo sida SARAAR_IYO_OODWAYNE
Inay la shaqeeyaan wasaarada macdanta si Aynu uga faaiidaysano khayraadka dalkeena

Ilaahay Waxaan ka baryayaa  inuu inagu guuleeyo soo saarida khayraadka dalkeena


Alaa mahad leh

Amb Ahmed Safiina
Xoghayaha xidhiidhka dawladaha carabta iyo wadamada islaamka ee XISBIGA WADDANI
AMMAN_JORDAN

Advertisement

Ku Xayeysiiso