Ugaaska Guud ee Beelweynta Muuse Dhariyo Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi Waa Halyey Ku Dayasho Mudan

Ugaaska Guud ee Beelweynta Muuse Dhariyo Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi Waa Halyey Ku Dayasho Mudan

Salamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Hawl-Wadeenada Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Mudan Bacdal Salaan, Waxa Qalinka Igu Kalifay Maanta Inaan Qalinka Qaato Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi Inuu Yahay Halyey Ku Dayasho Mudan

Qof Waliba Aduunkan Waxaa U Kaga Tagayaa Raad Kaasi Oo Noqon Kara Mid Xun Amaba Mid San Mid Ay Dadku Majiirtaan Amaba Mid Ay Dadku Kahdaan Amaba Ay Ka Shalayaa Mid Ay Bulshadu Ugu Han Balyayso Shaqsigasi Amaba Mid Ay Bulshadu Ku Guhaanto Oo Ay Ku Habato Radadku Way Fara Badanyahiin Mana Soo Koobi Karno Runti, Waxaan Uga Socdaa Wa Qorax Ifaysa Oo Soo Baxaday!! Waa Dayax Shan

Iyo Tobnaad Oo Mugiisii Bu Uxsaday!! Waa Shaqsiyad Ku Sifowbay Hawl Karnimo Iyo Karti Buuxda Waana Shaqsiyad Ku Amaanan Meesha Uu Wax Ka Qabanayo Amaba Habka Iyo Hananka Uu Wax U Wado Waa Shaqsi Ixtiraam Iyo Tixgalin  Aan U Hayo Aniga Iyo Inta Ila Faca Ah Ee Igula Jirta Group Ka Beelweynta Muuse Dhariyo Ay Heeganka Ug Jiro Hadii Aanu Nahay Bahda Dhalinyarad Beelweynta Oo Dhan.. Waa Shaqsiyad Ku Sifowbay Sida Ay Ugu Cad Cadah Ay Amaba Uu  Uga Dhex Muuqado Beelweynta Muuse Dhariyo Ama Bulshadeena Reer Somaliland, Isagoo La Qaybsanaysa Dareenada Ku Xeeraan Amaba Hadba Halka Ugu Daran Ee Uu Waxa Ugu Haboon Kala Qaban Karo Waa Shaqsi Koobsaday Runtii Intaasi Aan Sheegay Iyo In Kale Oo Anan Soo Kobi Karin

Ugaas Bashiir Waa Waa Shaqsiga Ka Liya Ee U Ban Baxay Amaba U Kaliyoobay Wax Ka Qabashada Iyo Taakulaynta Dadka Dhibaataysan Ee Beesha Runtii Wana Shaqsi Marka La Arko Beelweynta Amaba Lagu Soo Xasuusto Waxaana Taasi Marag Ma Doon U Ah Amaba Markhaati Cad Uga Ah Sida Uu Ugala Qayb Qaatay Amaba Had Iyo Jeer Heeganka Ug Yahay , Runtii Dadka Danyarta Ah Isagoo  Oo Aad Arkaso Mar Walba In Uu Dhiiri-Galinayo,  Taakulayn Iyo Waliba Daryeel Balaadhan U Fidiyo Dadka Dhibaataysan Ama Jilicsan Qaybaheda Kala Duwan Ha Ahaato Xag Taakulayn Iyo Tabrucaad Iyo Waliba In Kale Oo Anana Soo Koobi Karin

Runtii Waxaan Ka Markhaati Kacayaa Hadii Aanu Nahay Bahda Dhalinyarada Beelweynta Reer Muuse Dhariyo Ee Somaliland Ee Aan Afke Eda Ku Hadlaayo Inaanu Darensaanahay Hiilka Iyo Heeganka  Ugu Jiro  Sidii Ay Horumar La Taban Karo U Gaadhi Lahayeen Beelweynta Muuse Dhariyo Ee Reer Somaliland

Guntii Iy Gaba Gabadii Waxaan Leeyahay Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi Ilaahay S.W Ha Kugu Garab Galo Dadaalkaaga Iyo Juhdiga  Ugu Jiro Horumarinta Beelweynta Muuse Dhariyo

Wabilaahi Towfiiq

Qalinkii : Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Abdi

Hargeisa/Somaliland,

Advertisement

Ku Xayeysiiso