Daawo: Naagtii Raisal Wasaraha u ahayd dalka Britian Theresa May Oo Saxeexday Maanta qodobka 50aad ee Goankii ay kana baxyeen Yurub Ee Lisbon

Ra’iisul Wasaaraha Britian Theresa May ayaa maanta saxiixday qodobka 50-aad ee heshiiskii Lisbon si dalkeedu uga baxo Midowga Yurub. Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa warbixintan kasoo diray London.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso