Gudaha ka Akhri : Wasiirada Cusub ee Ra`isal Wasaare Khayre iyo Qabaa`ilka ay ka soo Jeedaan

Gudaha ka Akhri Wasiirada Cusub ee Ra`isal Wasaare Khayre iyo Qabaa`ilka ay ka soo Jeedaan

Akhriso  liiska Golaha wasiirada iyo Qabiilada ay kasoo kala jeedaan:

DIR

1- Garyaqaan. Mahdi Axmed Guuleed (Khadar) Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Isaaq, Ciidagale

2- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda,  ( Samaroon)

3- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Isaaq,  Habar Jeclo.

4- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, Dir, Surre

5)  Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dir, Biyamaal

6) Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha, Isaaq, Habar Yoonis

DAAROOD

1- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, Leelkasce

2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)

3- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, Daarood, Warsangeli.

4- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Dhulbahante)

5- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka, Ogaadeyn, Cawilyahan

 

Hawiye:

1- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, Hawiye, Habargidr, Ceyr

2- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada, Baadi Cadde.

3- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha, ( Abgaal , Harti , Obokar )

4- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, Abgaal,  Wacbuudhan, Daa’uud.

5) Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Gaaljecel.

6-  Cabdiraxmaan  Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare, Xawaadle

Digil iiyo Mirifle

1- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Mirifle Hubeer)

2- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Mirifle / Leysaan)

3) Dr. Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta/ Hadamo.

4) Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, Digil, Jiido.

5) AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda/ Dabare

Beelaha Shanaad

1- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, Beesha Jareer Weyne, Shiidle.

2- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Yaxar)

3- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka, Beesha Shanaad, Reer Xamar.

4) Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, Carab Saalax,

5) Xil. Eng.  Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka , Gendershe

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso