Wadani oo xilalkii ka Qaaday Xisbiga na ka caydhiyey Xubno ka tirsanaa

Hargeysa(ToggaHerer):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xilalkii iyo xubinimaddii ay ka hayeen Xisbigaasi ka xayuubiyey qaar ka mid ah saraakiil ka tirsanayd oo hore looggu shaaciyey waraaqo digniino ah oo lagu baahiyey warbaahinta Somaliland.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso