Daawo :Ururka Gaaroodi Oo Deeq Biyo Ah U Diray Deegaanno Biyo La’aan Darani Ka Jirto .

Deeqdan oo ka koobnayd, Lix Booyadood ayaa waxaa loo kala diray Deegaannada kala ah Dhinbilyaale, Maadhyaal Iyo Hundulle .

Gudoomiyaha Ururka Gaaroodi Dr Cali Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay Deeqdan, isla markaana fariin u diray Bulshada iyo Ganacsatada Deegaankaasi .

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso