Daawo :Ururka Gaaroodi Oo Deeq Biyo Ah U Diray Deegaannada Higlada Iyo Libaax-Qawdhama Oo Biyo La’aaan Darani Ka Jirto .

Ururka Gaaroodi ayaa maanta Deeq Biyo ah oo dhamayd Shan Booyadood  u diray Deegaanno ay taagantahay xaalad biyo la’aaneed .

Gudoomiyaha Ururka Gaaroodi Mudane Cali Xasan ayaa sheegay in deeq ka kooban shan booyadoo u dirayaan Deegaannada Higlada loo diray saddex Booyadood, Halka Deegaanka Liibaax-Qawdhama loo diray Laba Booyadood .

Cuqaasha ka soo jeeda Deegaankaasi Iyo Gudomiyaha Deegaankaasi ayaa ka dareen-celiyay, waxaanay ka warameen Xaaladda ka taagan Deegaankaasi .

 

 

Daawo Muuqaalka .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso