Wasiirka Wasaarada Maaliyada Marwo: – Zamzam Abdi Adam oo maalin iyo habeen ugu jirta sidii qaranka loo horomarin lahaa W/Q siyaasi cabaas sarhaye sankafuuri.

Marwo zamzam waa shaqsiga kaliya ee maalin iyo habeenba u jirta sidii qaran keena somaliland loohoromarin lahaa waa shaqsiga kaliya ee 24 sacadood u hibeyey sidii bulshada loogu adeegi lahayd marka aynu eego dhinaca horomaraka doorkii ay ka ciyaaratay DP World oo qarankeena Somaliland aynu ugu fadhigo horo mar lataaban karo qaabka dawlada nimo iyo hab dhismeedka qaranimo waxay ka tur jumaysaa in dalkani maalinba maalinta ka dambaysa uu sii horomarayo .

Marka la eego lacagtii xaqul qalinka ahayd ee DP world Somaliland siisayo oo ay wasiiradu marisay qaabkii dawladnimo oo bulshada Somaliland ay ku faraxday waayo shilnkii soo gala dawlada marka uu maro jaranjarada dawladnimo waxay ku tusaysaa in shaqsigaasi daacad ka yahay xilka uu qaranka u hayo . sidaas daradeed hada oo ay heshiish la soo gabagabeeyey oo bisha march lagu wareejin doona DP World dekeda berbera .

Wareejinta dekade berber sida aynu wada ogsoon nahay waa horomarka ugu weynaa ee Somaliland in ta ay jirtay la maal galiyo $450 malyan berberi waxay soo jiidatay indhaha caalamka iyo ku wa geeskaba waynu wada og nahay dakhliga inaga soo gali jiray marka ay dawlada gacanta ku hayso dekeda berber lkn khubarad ku takhasustay dhaqaalaha waxay sheegeen hadii marka DP World la wareegto dekeda berber in dakhligaasi uu libilaami doono dalkan ay iman doonenan maalgashi fara badan .

dhinaca kale shaqalihii dekeda berber oo la siiyey xaqoogii ay u shaqeenayeen dawlada somaliland wasiir zamzam qayb libaax leh ayey ka qaadatay sidii loo abaal marin lahaa shaqlaihii naftooda u huray mudo farabadan qarankooga waayo qofkasba marka uu helo abaal marin waxa uu tabayaa in qarankiisu ogyhy oo latabayo .

qoofna la duursiin waxanu lahyn labadaba waxa door fican ka ciyaatay wasiirka maaliyada oo qasnada dawlada laga siiyey qofkasta xaqiisii iyo xuquuqdiisi taasi waxay ku timiday dalala iyo karti fara badan ilahayn la talo saaraneyey guulan ay ku soo dhamatay. Marka hadii aynu intaas kaga nimano DP world . hadii aynu eegno dhinaca saldhiga military oo Somaliland ay soo jiiday aduunka oo dhan oo laga hadlayo saxafada caaalamka oo dhan waa qayb ka mida horomarka .

wax kaste hadii laga eego dhinaca xun marnaba gaadhi maysid dhinaca wngsan wadan kastaaba waxa uu leeyhy dan gaara aduunkana waxa lays dhaafsadaa waa danaha gaar ka ah Somaliland waynu wada ognahay in aanay helin ictiraaf caalamiya lkn aynu hayno wadadii ictiraafa marka wadankeen hadii aynan u fur fur riin aduunka kale .

Marnaba gaadhi mayno halka aynu u soconay oo ah icriraaf caalamiya Wasiirka maaliyada iyadaa ogsoon intaa aynu kor ku soo xusanay hadana waxay ka ciyaartay door muhiima oo la taaban karo waayo qofkasta oo jecel horomarka qayb ayuu ka qataa waynu wada og nahay saldhiga military inuu faa iido taban iyo mid togan Somaliland u leeyhy hadana waxay ka qaadanaynaa dhinaca taban waayo waxay leenahay ciidan military oo u baahan tababaro caalamiya iyo saaxiibo caalmiya eg.

Askariga Somalilander ka ahi mark uu dhex galo askari oo wadan kale ka soo jeeda waxa uu helayaa faa.iido dhinac military ex.sambalkaasi waa halka ugu yare e laga eego .amaanka xududahaaya bada iyo bariga ayad kaga faaiidaysanayaa bayska military.

Marka dalkeena waxa ku socda horomar lataaban karo oo aanay ogoleen wada gaarka ahi ha ugu horayso dawlada xamr fadhida waayo hadii dadkeenu helo horomar waxay ogyihiin in dadkeenu isku tashaday oo uu gaadhiyo guulo la taaban karo halka lagag dagalamyaa waa horomarka sidaas awgeed dawladeen waxay ku jirtaa sidii dhalinyarada camal loogui samayn lahaa oo ah halka inoogu daran ee ina gubaya sa .

marka Wasiirka maaliya marwo zamzam abdi adan waa shakhsigaas oo bulshada ogsoon yihiin in ay tahay hormoodka Somaliland qofna marka uu xilka hayo lama tabo lkn wasiir zamzam wanu u haynaa abaalkaa ay gashatay Somaliland oo qof kastaan ogsoon yhy waxanu leenahay wasiir ilahay ayaa ka abaal marin doon waxaad u qabaty qarankaaga .

W/Q. Siyaasi Cabaas Sarhaye Sankafuuri

Email. Abbas_LL@live.com

Tell.063-4014327

Advertisement

Ku Xayeysiiso