Daawo :Guddida Sahan-Barwaaqo Oo Deeq Ka Timid Hablaha Gaaroodi Ku Wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada-Cad + Sawiro

 

Deeqdan lacageed oo Habalaha Gaaroodi ku soo hagaajiyeen Guddida Sahan-Barwaaqo, ayaa Guddida Sahan-Barwaaqo ay caawa si rasmi ah ugu wareejiyeen Guddida Dhismaha Waddada-Cad .

Deeqdan lacageed ayaa dhamayd 10,000 $ Dollar (Toban Kun Oo Dollar), waxaanay Hablaha Gaaroodi kaga qeyb qaadanaya Wajjiga Sadexaad Ee Dhismaha Waddada Cad .

Casho-sharaf ay caawa isugu yimaadeen, Hablaha Gaaroodi, Guddida Sahan-Barwaaqo Iyo Guddida Dhismaha Waddada-Cad ayaa waxaa halkaasi laga jeediyay khudbado kala duwan .

Gudoomiyaha Guddida Sahan-Barwaaqo Eng Maxamuud Muuse Gooni oo wakiil ka ahaa Hablaha Gaaroodi ayaa si rasmi ah lacagta ugu wareejiyay Gudoomiyaha Guddida Dhismaha Waddada-Cad Mudane Cali Ibraahim Maxamed (Cali San-yare) .

 

 

Hoos Ka Daawo Barnaamij Dhamaystiran .

 

 

Hoos Ka Daawo Barnaamij Dhamaystiran .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso