Qorshaha Aadamuhu Ugu Guurayo Hawada Sare

Barnaamijkeenan waxaynu daaha kaga faydaynaa mashruuca loo yaqaano Mars 1 ama Mariikh waaxid oo ah mashruuc hawada sare lagaga yagleelayo deegaan ay u guuraan aadamaha dhulka joogaa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso