” Rag Waran Ayaa Nooleeyaa ” By : Sayid Cali

 

“RAG WARAN AYAA WALAALEEYA”

Maanta waxii ka dambeeya SOMALILAND Qadiyadda SOMALIYA waxay iska taagaysaa meel adag.

Muse Bixi si Geesinimo ah ayuu u hadlay MAGACNA wuu ku helay markuu yidhi
“Somaliland waxay soo hor fadhiisanaysaa Somaliya markay noo aqoonsato DAWLAD la MIDA”, GEESI.

Wuu asibay ragga dhigiisa ah sidaa oo kale ayaa laga filayaa.

SAANSAANTU waa DAGAAL ka XUN kii hore inoo kala qabsaday.

Nacaska HABRASHADA leh yaanu xil kuu qaadin ama kuu hadlin.

GABADHA u fadhida Somaliland UK ha u tagto Abtigeed FARMAAJO xilkana CIDDII u magacawday ha ka qaado.

Waxay tidhi “Midnimada Somaliya ha Noolaato”!!!!.

Advertisement

Ku Xayeysiiso