War Deg-Deg Ah Daawo : Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo si Ba’an Cambaareeyay Go’aanka ay Barlamanku ku Ansixyeen Saldhiga Milatary ee Berbera.

Daawo: Suldaan Maxamed Sul.C/qadir Oo ka Hadlaya Arinta Saldhiga Ee Berbera

“Waxaanay Garanayn oonay Aqoon u lahayn ayay iska Ansixiyeen Baarlamaanku Hadii Saldhig laga dhigo Dekeda waxdanbe oo shaqo ah oo ka soconaysa Majirto oo Xor ahi” Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso