Golaha Barlamaanka Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel-Mariyay Heshiiskii Imaaraadku Saldhiga Militari Kaga Sameenayay Somaliland .

Golaha Barlamaanka Somaliland oo maanta fadhi wada jir ah yeeshy, Isla markaana Madaxweynuhuna uu hor joogay ayaa lagu ansixiyay Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka ee Saldhiga Militari .

Fadhigan oo ay soo xaadireen 147-Mudane, Ayaa waxaa ogolaaday 144-Mudane, Laba Mudane ayaa diiday, Halka mudane kaliye uu ka aamusay, Sidaas-na waxaa ku ansaxay heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka Ee Saldhiga Militari .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso