Qaab lagaga horatagi karo abaaraha ina aafeyey Qoraa maxamuud diiriye yuusuf{suldaan}

Qoraa maxamuud diiriye yuusuf{suldaan}

 

 

Qaab lagaga horatagi karo  abaaraha ina aafeyey

Adaanha illahay abuureyba qofba si u fikira. gaal iyo musliba  illahay wuxu ku maneysaty  masax iyo cafimaad taama. Aduunka inteynu suganahayna waa imataxaan.

Wadanka waxa sameyn weyn ku  yeelatay  abaar in badan soo jiidameyay qof waliba wixii u hayey bixi kuna darsey wixii uu awoodey siqiir iyo gabiirna uu ka qaatey , ardeydii iskuulada iyo ardeydii jamacadaha haweeenkii, hooyoyinkii, aabayashii, iyo waliba maalqanedii, ganacsatadii oo cid walba leh

Wiixii aynu maal iyo awoodna hayn ku gaabneyn dhibatadaa, hadna  abaartu waa halkeedii, taasi waa mid iilahay inagu eegaayo,  adoodena oo dhana hadii aynu isku keyno wax alllale waxay qabaneysaana ma jirto , awooda ilahay mooyane,  arin tani waa mid ubahan in aynu illahay  barino oo dib ugu noqono

Oo aynu u barno illahy dadkaa dhibateyssan  inuu ka dul qaado, iskaa casawajalye.  Hadaba dakkenu waxay ka fikiraan   aynu wax ka qabano abaartan baahsan balse isma nidhaahno waar hadii manta aynu xalino dhaibtadan abaartaa ah , barki markey mar kale ay inaso gasho isdeynu u xalinaa, maxaynu ka hortagi karnaa , maxaynu qabanaa ,{ ka hortga ayaa ka fiican daaweynta} ha sheeqyo caqligu  umadaay

Hadaba, Hydroponics system, Hydroponics technnicals wa qaab dunidan casrigii ay wax u beertaan, hadii aad ka eegto qaarada afriga iyo qaradaha kale waa qaab casri ah oo xal u noqonkara hadii aynu sameyno , waa qaab kharsah yar , oo ay xooleehunan ku badbaadikaraan tusale, kenya, ugandha haadi aad googlka ka weydiiso wuxuu ku soo saari doona  umad dhan oo xoolehda  ubeerta oo kaga hor taga dhibatada baabiindoonta xoolohada hadii ay ku dhacado

Waxaadsameyn  doonta  oo an halkan kuuso bandhigii doona qaabkii aan u sameyey anigu ee an ku tijabiyey.

Waxad soo qadeysaa dalag, garaw, digir, arabikhi, iyo wixii la mida, waxad ku shubeysaa madiibadad ama jabcad hadaba siddad utaqaan , waxad medheysa sedex jeer , waxan soo qaadi diintaa weel bilydh ama xunxi wanad ku shubeysaa walxadii ad meydhay oo aad qalijisey waxay doontda ha hdatee  kadib huuri sug sedex cisho ama laba cishi waxad argi doonta dalgii oo baxay

Hora loo yidhi caana daatey dabadiiba la qabtaayey ha la keeno maskax  shacaboow

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso