Sirdoonka Qarsoodiga ah ee Dalka Maraykanka

Wakiilada sirdoonka qarsoodiga ah ee dalka Maraykanka waxaa u suurogashay inay shacabka Maraykanka iyo caalamka intiisa kaleba ka qariyaan curyaanimadii ku dhacday madaxweyne Franklin Rosvelt oo uu asiibay cudurka Poli-ada ama dabaysha ee badanaa caruurta haleela.

Advertisement

Ku Xayeysiiso