MESSI oo shuruud ku xidhey sii joogintaankiisa Barcelona!!!

MESSI oo shuruud ku xidhey sii joogintaankiisa Barcelona!!!

Aydoo ay ku eegtay dhamaadkii heshiiskii dheeraa ee ciyaartoyga caanka ah ee messi uu kula jirey nadigiisa uu hadda joogo ee Barcelona markay taarikhdu tahay bisha June 2018, ayaa waxa soo baxaya warar si toosa loola xidhiidhinayo ciyaartoygan kaas oo uu shardi adag ku xidhey kasii mid ahaanshaha naadiga caalamiga
Sharadigan oo noqdey mid aad uga fajiciyey mulkiilayashaasha naadigan caalamiga ah
Messi oo ah laf-dhabarta iyo lugaha ay ku dhaqaaqdo nadiga Barcelona ayaa waxaa uu isku xidhey joogitaankiisa naadiga iyo in la shaqada laga joojiyo dhamaadka mudo ciyaareedkan socda macalinka ama koojka hadda nadigani hogaamiya ee loo yaqaan (luwis Ernik)
Waxaa kale uu shardi labaad ka dhigey in naadiga loo dhiibo macalinka asal ahaan kaso jeeda ARGENTINA ee loo yaqaan ( khorji sambawili) oo hadda hogaamiya naadiga (ESHBILIYA) waa haddii la rabo sii joogitaankayga naadiga waa sida uu hadalka u dhigey ciyartoygu
Waxaa la ogyey in messi uu balanqaad aad u ballaadhan ka haysto labada naadi ee kala ah Manchester city iyo Paris Saint-Germain F.C taas oo naadiga hore waa Manchester city u ballanqaadey in uu messi u noqdo ciyaartoygii ugu qaalisanaa abid taariikhda adduunka iyo inuu qaato mushahar aad uga badan kan uu hadda ka qaato naadigiisa Barcelona

Qore
Abdi Aziz Awil Adar
Burco Somaliland
Contact: – 0634478163
Abdiaziz2016@outlook.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso