TACSI: Hussein (Tanzani) Wasiirkii Hore Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Marwo Fadumo Sudi Xassan

Waxaan tacsi tiiranyo leh halkan u marinayaa Anigoo ku hadlaaya Magaca Reer Sudi Hassan Hersi iyo kaygaba dhamaan Qoysaskii, Ehelkii, iyo Asxaabtii uu ka baxay marxuun Prof. Hussein M. Adam (Tanzani) oo jimcihii ku geeriyooday Magaalada Worcester ee gobolka Massachusetts, USA.

Waxaan ilaahay uga baryeynaa in marxuunka uu Jannatul fardowsa ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan inaga wada siiyo. Aamiin!

Advertisement

Ku Xayeysiiso