Macnaha Calaamada Madow ee calaacasha dadka ku taalla (Xogta Dahsoon)

Barnaamijkeena waxaynu daaha kaga faydaynaa macnaha loola jeedo calaamada barta madow ah ee dadka qaarkii sacabada gacmahooda soo mariyaan, calaamadaas oo muddooyinkan u dambeeyey ku faaftay baraha xidhiidhka bulshada ee dunida.

Advertisement

Ku Xayeysiiso