Daawo :Xog-Hayaha Xidhiidhka Dawladaha Carabta Ee Xisbiga Waddani Amb Safiina Oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay, Isla Markaana Markii Kowaad Ka Hadlay Sababtii Loogu Xidhay Dalka Kenya .

Xog-Hayaha Xidhiidhka Dawladaha Carabta Ee Xisbiga Waddani Amb Safiina Oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay, Isla Markaana Markii Kowaad Ka Hadlay Sababtii Loogu Xidhay Dalka Kenya .

 

 

Waxaa Magaalda Hargaysa ku soo dhaweeyay Amb Axmed Aadan Dagaal Safiina hogaanka sare ee Xisbiga WADDDANI, Saraakiil Ka tirsan Xisbiga WADDANI, Haween iyo Dadwayne Kale .

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Hadalkii Amb Safiina Oo Dhameestiran .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso