Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa ku guuleystay Gudoomiye kuxigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Musharax Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa ku guuleystay Gudoomiye kuxigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Waxaanu helay codad gaadhaya 165-Cod halka Musharax Faarax C/Qaadir uu isna helay codad gaadhaya 93-cod.

Mahad Cabdalla Cawad ayaa isna loo doortay Guddoomiye ku xigeenka labaad.

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa soo gaba gabeeyay Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Somaliyed iyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka .

Advertisement

Ku Xayeysiiso