Blog Archives

Madaxweynaha JSL Oo Daah-furay Mashruuca Lagu Hirgelinayo Aagga Cashuuraha Ka Caagan ee Dekedda Berbera (Berbera Economic Free Zone)

Hargeysa-10-12-2019-(THN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu hirgelinayo Aagga cashuuraha ka caaggan ee

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo baaq deg-deg ah u diray Xisbiyada Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo baaq deg-deg ah u diray Xisbiyada Qaranka

Hoggaamiyaha Mayanmar oo manta hortageysa Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ

Hoggaamiuyaha dalka Mayanmar Aung San Suu Kyi ayaa maanta oo Salaaso ah hortageysa xarunta maxkamadda cadaaladda (ICJ) ee Hague,iyadoo si weyn loo sugayo

Dowladda Itoobiya oo shaacisay tirada ciidamada kaga sugan gudaha Soomaaliya

Markii ugu horraysay ayay dowladda Itoobiya ka hadashay tirada ciidamadeeda jooga gudaha dalkaasi Soomaaliya. Qiraal mar la arag ah ayaa kasoo baxay mas’uul

Dowladda Soomaaliya Iyo Midawga Yurub Oo Ka Wada Hadlay Deyn Cafinta Iyo Maal gelinta Qorshaha Dib-u-habeynta Amniga

Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa

Human Rights Centre expresses concern over the human rights situation of Somaliland

On the commemoration of the 71st anniversary of the Human Rights Day, the Human Rights Center reports increasing restrictions of freedom of expression and

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay walaac ka qabtaa xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland

Xuska 71aad ee Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqal Insaanka, Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay warbixin hordhac ah ku sheegtay in xadhiga ka dhanka ah

Jaaliyadda Somaliland ee Holland oo Xaflad Ballaadhan u Sameeyey Marwo Edna Aadan

Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Dalka Holland gaar ahaan Magaalada Dengue, ayaa Munaasibad soo dhaweyn ah u sameeyey Ergayga Somaliland u qaabilsan Wada

Wargeyska The East African: Danjire Baashe Cawil oo Bayaamiyey Farqiga Maamul ee u Dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya

Wargeyska The East African oo ka soo baxa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya  ayaa maanta warbixin ka qoray dib u dhaca doorashooyinka Baarlamaanka Somaliland,

Gudoomiyaha Degmada Maydh Oo Ka Waramay Waxyeelada Ay Roobabku Gaadhsiiyeen Deegaanka Degmada Maydh

Maydh(THN)-Maayarka Degmada Maydh Prof. Xuseen Sheekh C/raxmaan Sheekh Siciid Maydh ayaa ka war bixiyey, Roobab dabaylo wata oo ilaa 6-dii bishan Dec 2019