Blog Archives

Shirkadda Telesom oo Xaflad ku maamuustey kooxda Daadmadheedh Kulankan oo isugu jirey dhiirigelin,mahadnaq iyo abaalmarin ayey shirkadda Telesom ku bixisay hadyado qiimo badan.

Shirkadda Telesom oo Xaflad ku maamuustey kooxda Daadmadheedh Kulankan oo isugu jirey dhiirigelin,mahadnaq iyo abaalmarin ayey shirkadda Telesom ku bixisay hadyado qiimo badan.

Zisbiga cadaalada iyo daryeelka ucid oo difaacey ka qeybgalkii gudoomiyahooda faysal ali waraabe ii xuskii qubuuraa ingiriisak ee ka shacey hargeisa

Telesom oo mar kale soo bandhigtey Teknolojiyad markii ugu horeysay dunida laga hirgeliyey. “Voice ID Verification service in humanitarian

Telesom oo mar kale soo bandhigtey Teknolojiyad markii ugu horeysay dunida laga hirgeliyey. “Voice ID Verification service in humanitarian projects”.

Suldaan xismaan baane gudoomiyaa ku xigeenka gudida wadada cad oo ka ma had celiyey rarida xukuumadu ku sameysey kaan tarooladi konfureed ee magaalada hargeisa

Xulkii daadmadhee oo guushii raacdey iuo xulkii Hawd oo lagu ganaaxay inay 5 sano iney ka maqnadaan Ciyaaraha iyo 20 milyan oo sl sh

Hawd oo lagu ganaaxay inay 5 sano ka maqnadaan Ciyaaraha iyo 20 milyan oo sl sh. Goal hayihii Daad-madheedh oo isna laba sano

Xoghayaa arimaa gudaa xibiga ucid mr maxamed cali ramaax iyo wasiirka distuurka somaliland oo madal qalin jabineed isku weerarey

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamo Ka Gaadhay Gaadiidka Gurran Ee Dalka Laga Istcimaalo.

WAR-SAXAAFADEED: 05/11/2020 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamo Ka Gaadhay Gaadiidka Gurran Ee Dalka Laga Istcimaalo. Fadhigii 66aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay qaar kamida Ardaydii ka baxday Dugsiga Abaarso, kuwaasoo hadda wax kusoo bartay qaar kamida Jaamacadaha Waddamada dibada sida Canada, USA iyo qaar kamida dalalka Yurub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay qaar kamida Ardaydii ka baxday Dugsiga Abaarso, kuwaasoo hadda

Reysal wasaaraa Itoobiya abiya axmed ali oo sheegwy Kooxda TPLF ayaa weeraray xero difaac oo ku taala gobolka Tigray Waxey kaloo isku dayay inuu dhaca hantida qaranka Kuwani waa ciidamo ilaalinayay shacabka Tigray in kabadan labaatan sano

Kooxda TPLF ayaa weerartay xero difaac oo kutaala Tigray. Wuxuu kaloo isku dayay inuu dhaco Waqooyiga. Kani waa ciidan ilaalinayay shacabka Tigray in

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Sannad-guurada 27-aad Ee Aas-aaska Ciidanka Booliska