Muferiat Kamil Afhayeenka Baarlamaanka Itoobiya oo loo doortay inay Noqoto guddoomiyaha Xisbiga SEPDM ee Shucuubta Koonfurta Itoobiya

Addis Ababa, June 26, 2018 (ToggaHerer) -Muferiat Kamil ayaa loo doortay hogaamiye dhaqdhaqaaqa Xisbiga Dimuqraadiga ee Koonfurta Itoobiya (SEPDM), iyada oo beddelaya Shiferaw Shigute.

Waxaa maanta loo doortay kulan degdeg ah oo ay yeesheen Golaha Dhexe ee Xisbiga SEPDM.

Mufariat waa Afhayeenka Baarlamaanka Itoobiya.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso