Guterich : Qaramada Midoobay waa in ay ka hortagto dhibaatada Suuriya ee Taagani in ay Faraha Ka Baxdo


Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterich ayaa sheegay in hay’adda caalamiga ahi ay tahay inay si adag u shaqeyso si ay uga hortagto in xaaladda Syria faraha ka baxdo.

Waxa uu walaac ka muujiyay in shanta xubnood ee joogtada Golaha Ammaanka ay xal ka gaadhaan khilaafka qaraarka qabyada ah si loo baadho eedeymaha ah hubka kiimikada ee lagu isticmaalay magaalada Douma ee gobolka bari ee Dimishiq.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso