Putin: Dunidu waxay noqotay meel walaac ah


Madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in dunidu ay noqotey meel walwal leh mar uu ka hadlayay in xukuumadda Syria ay u isticmaashay hub kiimiko ah Douma oo ku taal gobolka bari ee Dimishiq sabtidi.

Mar uu soo dhaweynaayay danjirayaasha cusub ee Moscow, Putin ayaa sheegay in xaaladda dunidu ay ka sii darayso sidii hore, hase yeeshee ma uusan rajo dhigin in caqligu uu guulaysan doono dhammaadka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso