Daawo : Feedh iyo gacan ka hadal Dhex maray Doodayaal iyaga oo Toos Hawada ugu Jira !!!!

Bandhiga raadiyaha Komsomolskaya Pravda ayaa dagaal xooggan oo gacan ka hadal ahi dhex maray laba ka mid ah Martida barnaamijka.

Labada nin ayaa ku kala duwanaa mawduuc khuseeya Stalin, hogaamiyahii Soofiyeetka, ka dibna mid ka mid ah doodaaasha ayaa u kaca kuu kale, waxaana uu bilaabay wareega Feedhka ka hor intii aana soo kala dhex galin shaqaalaha istuudyawgu.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso