doorashadii ugu quruxda badneyd ee ka dhaca caalamka oo dhan iyo tusaalahhii ugu quruxda badnaa caalamka oo dhan ee madaxweyne siilaanyo

marka hore ilaahay ayaa mahad leh ee sida nabadgalyada ah inoogu dhameeyey doorashadii, sida quxuda badan inoogu dhacdey aduunka wey ku yartahay in doorashooyinka sidan oo kale loo galo doodii furneyd ee murashaxiintu ay isasoo hor fadhiisteen,sidii quruxda badneyd ee ay murashixiintu gacmaha isku qabsadeen iyaga oon markii hore waxbaba iskula hadhin,waxaa iyna xusid mudan oo aan islee yahay caalamkaba kamay dhicin in 80 cod oo kaliya kursiga lagu kala helo,oo natiijadii la aqbalo markii labaadna uu ilaahay madaxweyne ka dhigay,waa tusaale aynu cashar badan ku qaadaneyno,hadaba murashixiinta sadexda xirbi qaran waxaanu lee nahay magac weyn ayaad lee dihiin kii hela ha loo hanbalyeeyo oo doorashadii ugu quruxda badaneyd abid ha noqoto,haba noqoto 3 cod inaad ku kala badisane,shacbiga somaliland ee qiimaha badan waxan lee yahay ilaahey tacabkiina khasaarin maayo ee kii ilaahey inoo soo saaro u duceeya,mar labaad waxaa mahad iska leh shacabka somaliland iyo ciidanka jecel sidii dalkani u horumari lahaa,insha alaahu ilaahey ayaa u weydiisaneyaa inuu khayrka oo dhan inoo furo Aamiin.
guddiga doorashooyinkuna waxaan u haynaa sharaf iyo qadarin ilaahay hawsha balasdhan ee umada u haysan ha idinku asturo,idinkanu go’aan taariikhiya gaadha halganka somalilandna ku suntanaada,hada wixii ka dhanbeeyana wadankeenu wuu dhaqaaqayaa ictiraafku waa wax yare aduunka oo dhan ayaa inoo baahan doona,qalinow qor mahadhooyinka taariikheed ee jamhuuriyada somaliland.
allaah mahad oo dgan iska leh horeyso iyo danbeysaba .
by: abdirizak hoosh
hargeisa somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso