Maxkamad Xukun ku Riday Kabtankii hore ee xulka England Wayne Rooney Oo qirtay In uu Cabsanaa Markii uu Gaadhiga Kaxaystay

Wayne Rooney ka dib Maxkamadeynta

 

Maxkamad ayaa ka Mamnuucday Wayne Rooney oo 31 sanno jir in uu Gaadhi kaxeeyo Muddo Laba Sanno ah, Maxkamadda ayaa sidoo kale ku Xukuntay 100 saacadood oo shaqo ah iyo ganaaxdhan £ 170.

Rooney ayaa markii dambe soo saaray bayaan raali galin ah oo ku saabsan waxa uu ugu yeedhay falkii anshax xumada ahaa ee isaga oo sakhraansan uu gaadhiga ku Kaxeeyey.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso