Sawirro : Sidaas Ayaa Eebbe Subxaanuhu Watacaalaye Idiinka Yeelay Dhexdiina Kalgacal iyo Naxariis

 

Iyada oo Martida Illaahay ku  Guda Jiro Gudashada Waajibaadka Xajka  kuna Sugan yihiin Baytulaahi Xaraamka , ayaa waxa laga qaaday sawir muujinaya Binu Aadanimo iyo Naxariis kalgacal ku dheehan yahay.

Sawirkan ayaa ah mid cabiraya muujinayaa  si dhab ahna uga turjumaya Aayada Qur`aanka kariimka ah ee odhanaysa:

 “وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُم مِّنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجًا لِّتَسْكُنُوا إِلَيْهَا وَجَعَلَ بَيْنَكُم مَّوَدَّةً وَرَحْمَةً ۚ”

(سورة الروم – الآية 21).   

 صدق الله العظيم

 

Waxaynu arkyna Haweenay la Qaybsanaysa Dhibta Mashqada iyo arrinka haysta Saygeedii oo gudanaya ama ku guda jira Acmaashi Xajka.

Waa Sawir Xambaarsan Macno weyn umana Baahna Faalo….

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso