Daawo : Ururka Midnimo Oo Deeq Raashin Ah U Diray Bulshada Ku Dhaqan Degmada Daroor Ee La Tabaalaysan Abaaraha Iyo Shubanka .

 

Ururka Midnimo Oo Deeq Raashin Ah U Diray Bulshada Uu Cudurka Shubanku Ku Dhacay Eek U Dhaqan Degamda Daroor .

 

 

Xog-hayaha Ururka Midnimo Cismaan Maxamed Cabdi Mooge ayaa ka warbixiyay Deeqdan Raashinka ah .

 

 

 

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Warkan .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso